HomeCaalamkaDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo cadeeyey ujeedka uu u tegay deegaanada Puntland

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo cadeeyey ujeedka uu u tegay deegaanada Puntland

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo maanta lagu soo dhaweeyey markii ugu horreysay tan iyo markii uu noqday Ra’iisul Wasaaraha ayaa cadeeyey u jeedada uu u tegay  Magalada Garoowe. Ka dib kulan uu Madaxtooyada Puntland ee Garoowe uu kula yeeshay Madaxweyne gaas ayuu laba qodob ku sheegay u jeedada ugu weyn ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo maanta lagu soo dhaweeyey markii ugu horreysay tan iyo markii uu noqday Ra’iisul Wasaaraha ayaa cadeeyey u jeedada uu u tegay  Magalada Garoowe.

Ka dib kulan uu Madaxtooyada Puntland ee Garoowe uu kula yeeshay Madaxweyne gaas ayuu laba qodob ku sheegay u jeedada ugu weyn ee ku dhalisay in xilligaan tago Garoowe,isaga oo ah Ra’iisul Wasaare balse uu sheegay in dhowr mar uu horay u tegay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in u jeedkoodu uu ahaa in puntland ay la wadaagaan Shaqooyinka ay u hayaan Bulshada soomaaliyeed iyo in sidii loogala tashan lahaa aayaha Ummadda Soomaaliyeed,waxa uuna Shacabka puntland ku amaanay in ay yihiin dad jecel dowladnimada.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Garoowe aysan aheyn markii ugu horreysay uu yimaado balse dhowr mar uu tegay Garoowe iyo Gaalkacyo isaga oo Shaqooyin kale ka qabanayey.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts