HomeCaalamkaMaraykanka oo dib loogu celinayo Haraaga maydadka Askartii looga dilay Dagaalkii Kuurya.

Maraykanka oo dib loogu celinayo Haraaga maydadka Askartii looga dilay Dagaalkii Kuurya.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

100 Naxash oo ay ku jiraan haraagga maydadkaasi ayaa la filyaa in berrito laga qado Waqooyiga Kuurya, si loogu celiyo dalka Maraykanka. Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa sheegtay inay ilo Diplomaasi u xaqiijiyen inay Dowladda Waqooyiga Kuurya oggolaatay in sanaadiiqda maydadka Askartii Maraykanka dib loogu celiyo Maraykanka. Diyaarad xamuul oo ay milliteriga Maraykanka […]

- Advertisement -

100 Naxash oo ay ku jiraan haraagga maydadkaasi ayaa la filyaa in berrito laga qado Waqooyiga Kuurya, si loogu celiyo dalka Maraykanka.

Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa sheegtay inay ilo Diplomaasi u xaqiijiyen inay Dowladda Waqooyiga Kuurya oggolaatay in sanaadiiqda maydadka Askartii Maraykanka dib loogu celiyo Maraykanka.

- Advertisement -

Diyaarad xamuul oo ay milliteriga Maraykanka leeyihiin ayaa la filayaa inay ka degto Saldhig Milliteri oo ku yaalla magaalladda WOTISON ee W/bari ee dalka Waqooyiga Kuurya, si ay u soo qaadaan 100-ka Naxash ee lagu soo riday maydadkaasi.

Dib-u-celinta maydadka Askartii Maraykanka ee lagu dilay Dagaalkii  Kuurya ee sannadihii 1950-kii ilaa 1953-kii ayaa waxa uu ka mid ahaa Heshiiskii ay Madaxweyne Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un Shirkii ay dalka Singapore ku yeesheen bishii June 12=dii ee sannadkan.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories