HomeCaalamkaHaweeney Ganacsato aheyd oo Muqdisho lagu diley

Haweeney Ganacsato aheyd oo Muqdisho lagu diley

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wararka naga soo gaaraya Ex-koontorool Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Ganacsato aheyd lagu dilay halkaas,isla markaana uu dilkeeda ka dambeeyey askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Haweeneyda oo Shaaha ku iibin jirtay Ex-koontorool Afgooye,ayaa waxaa la sheegay in askariga ay rasaasta uga fakatay halka dadka qaarkood ay sheegeen in si kas ah uu Gabadha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Ex-koontorool Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Ganacsato aheyd lagu dilay halkaas,isla markaana uu dilkeeda ka dambeeyey askari ka tirsan Ciidamada Dowladda.

Haweeneyda oo Shaaha ku iibin jirtay Ex-koontorool Afgooye,ayaa waxaa la sheegay in askariga ay rasaasta uga fakatay halka dadka qaarkood ay sheegeen in si kas ah uu Gabadha u toogtay askariga,isla markaana isla goobta ay ku geriyootay.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku sugan Ex-koontorool Afgooye ayaa gacanta ku dhigay Askarigii falka dilka ah geystay ka dib markii uu isku-dayey in uu baxsado,waxana  loo soo gudbiyey dhinaca  Magalada Muqdisho gaar ahaan Saldhiga Galbeed ee degmada Dharkenley.

Ehelada Gabadha uu askariga dilay ayaa tegay goobta  waxa ayna halkaasi ka soo qaaden meydka Gabadha Maqaaxida Shaaha lagu iibiyo joogtey.

Dilalka ay geystaan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe waxa ay ku soo bateen Magalada Muqdisho,iyada oo aan weli la arkin cid maxkamad u soo taagtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts