HomeMaqalDhageyso:-Maleeshiyaadka Oromada oo dilay 4 qof oo Soomaali isku-Qoys ah

Dhageyso:-Maleeshiyaadka Oromada oo dilay 4 qof oo Soomaali isku-Qoys ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maleeshiyaadka Oromada ee dagaalka kula jira Soomaalida ku nool dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa la sheegay in ay dileyn Dad Soomaali ah oo isku ehel ah. Dadka Soomaalida ah ee la dilay ayaa waxaa la sheegay in ay Maleeshiyaadka Oromada kala dageen Gaari ay saarnaayeen. Sheekh Aadan Cali Baalle oo ka mid ah ehelada […]

- Advertisement -

Maleeshiyaadka Oromada ee dagaalka kula jira Soomaalida ku nool dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa la sheegay in ay dileyn Dad Soomaali ah oo isku ehel ah.

Dadka Soomaalida ah ee la dilay ayaa waxaa la sheegay in ay Maleeshiyaadka Oromada kala dageen Gaari ay saarnaayeen.

- Advertisement -

Sheekh Aadan Cali Baalle oo ka mid ah ehelada dadka la dilay ayaa sheegay in Afar Ruux lagala degan gaari ay sarnaayeen oo ku wajahnaa Magalada Nageyle,isla markaana dhammaan la dilay.

Waxa uu sheegay in sidoo kale ay Maleeshiyaadkaas ka soo badbaadeen Nin iyo laba cunug uu watay,balse kuwii kale ay maqan yihin.

Waxa uu hadalkiias raaciyey in dadka la dilay ay dhammaantood ahaayeen Shacab aan waxba galabsan laguna soo wargeliyey in meel banaanka ah lagu dilay.

- Advertisement -

Xiisada u dhaxeysa Qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo Soomaalida ayaa waayadaan aad u sii xoogeysatay,iyada oo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu sheegay in Ciidamo la geeyo goobaha lagu dagaalamayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka  Sheekh Aadan Cali Baalle.

Latest stories