HomeCaalamkaDEG DEG:-Golaha Wasiirada oo magacaabay Safiiro Cusub

DEG DEG:-Golaha Wasiirada oo magacaabay Safiiro Cusub

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Warar ay Dalsan Goordhow heshay ayaa waxa ay sheegayaan in Shirka Khmaiislaha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ee Maanta lagu meel mariyey Saddex Safiir oo Soomaaliya u fadhin doona Caalamka,kuwaas oo weli aan la sheegay dalalka ay Soomaaliya u fariisan doonaan.

Magacaabista golaha Wasiirada ayaa waxa soo jeediyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,waxana Safiirada la meel mariyey ka mid ah Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan,iyo C/risaaq Shoole oo ahaa Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada iyo C/llaahi Maxamed Odawaa.

- Advertisement -

Ilaa 10 Safaaradood oo soomaaliya ay ku leedahay dalal badan oo caalamka ka mid ah ayaan illigaan laheyn wax Safiirka,waxan safiirada Maanta Golaha Wasiirada ay meel mariyeen ay kusoo bixi doonan Digreeto Madaxweyne.

Latest stories