HomeWararCiidamada Dowladda oo Dhalinyaro ku qab qabtay howlgal ay sameeyeen

Ciidamada Dowladda oo Dhalinyaro ku qab qabtay howlgal ay sameeyeen

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa saakay waaberigii ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hurwaa ee Gobolkan Banaadir. Ciidamo isugu jira, Boolis Nabad, iyo Millateri,waxana la sheegay in Xaafado ka tirsan suuqa Xoolaha ay baaritaano ka sameeyeen,isla markaana mararka qaar ay Guryaha galayeen. Tiro dhalinyrao ah ayaa howlgalkaas lagu qab qabtay,waxan dad ku sugan […]

- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa saakay waaberigii ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hurwaa ee Gobolkan Banaadir.

Ciidamo isugu jira, Boolis Nabad, iyo Millateri,waxana la sheegay in Xaafado ka tirsan suuqa Xoolaha ay baaritaano ka sameeyeen,isla markaana mararka qaar ay Guryaha galayeen.

- Advertisement -

Tiro dhalinyrao ah ayaa howlgalkaas lagu qab qabtay,waxan dad ku sugan suuqa Xoolaha ay sheegeen in dhalinyaradaas la isugu geeyey goob barxad ah,isla markaana baaritaano lagu sameeyey.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Hurwaa ayaa waxa ay sheegeen in ujeedka howlgalka uu ahaa xaqiijinta dhinaca amniga ah,waxana inta uu hwolgalka socday uu saameyn ku yeeshay Ganacsiga Xaafada Suuqa xoolaha oo xilligaas la fureyey.

Laamaha maniga Soomaaliya dhankooda weli wax faah faahin ah kama bixin howlgalka dadka dhalinyarada u badan lagu qab qabtay ee saakay laga sameeyey Xaafado ka tirsan degmada Hurwaa.

Latest stories