HomeWararDuqeyn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe & Faah faahin ka soo baxeysa

Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe & Faah faahin ka soo baxeysa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Duqeyntaan ayaa waxa ay dhacday shalay gelinkii dambe waxaana ay ka dhacday meel u dhow tuulada Qalimow oo 30km dhinaca Koofur uga beegan Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaah dhexe. Xillliga duqeynta dhaceysay ayaa dadka ku nool tuulada Qalimow waxa ay Dalsan u sheegeen in ay isaga baxeen Al-Shabaab oo shalay Gabaldhicii gudaha u galay […]

- Advertisement -

Duqeyntaan ayaa waxa ay dhacday shalay gelinkii dambe waxaana ay ka dhacday meel u dhow tuulada Qalimow oo 30km dhinaca Koofur uga beegan Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaah dhexe.

Xillliga duqeynta dhaceysay ayaa dadka ku nool tuulada Qalimow waxa ay Dalsan u sheegeen in ay isaga baxeen Al-Shabaab oo shalay Gabaldhicii gudaha u galay ka dib markii ciidamada dowladda ka baxeen.

- Advertisement -

Dhowaaq culus ayaa la maqlay deegaanka Qalimow,waxaana dadka halkaasi ku sugan ay sheegen in jugta ay aheyd mid aan tuulada ka fogeyn balse aysan cadeyn Karin cida lala beegsaday iyo khasaaraha ka dhashay.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ee ku sugan Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegeen in duqeyntaas lala beegsaday gaadiid ay wateen Al-Shabaabkii la wareegay Qalimow balse aysan cadeyn Karin khasaaraha lagu gaarsiiyey.

Weli lama cadeyn cida fulisay duqeyntaas,balse waxaa gobolada dalka qaarkood mar walba duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliya diyaarado Mareykan ah oo taageero siinaya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories