HomeWararDowladda Somalia oo sameysay Hay’ad ka hortagta keenista Badeecadaha dhacay

Dowladda Somalia oo sameysay Hay’ad ka hortagta keenista Badeecadaha dhacay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hay’addan ayaa noqoneysa mid ka hortagta Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale keenista iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadoodu Liidato si loo ilaaliyo badqabka nolaleed iyo caafimaadka ee shacabka Soomaaliyeed. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey muhiimadda Ganacsiga iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’addan ayaa noqoneysa mid ka hortagta Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale keenista iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadoodu Liidato si loo ilaaliyo badqabka nolaleed iyo caafimaadka ee shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey muhiimadda Ganacsiga iyo guud ahaan Dalka ay u leedahay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Wasiir Maareeye ayaa sidoo kale u magacaabay 5 xubnood oo Hay’adda Tayo-dhowrka iyo badqabka badeecadaha Dalka soo gala.

Xubnaha Guddiga  Tayo dhowrka Soomaaliyeed waxay kala yihiin

1:  Guddoomiye  Aadan Xasan Barre

- Advertisement -

2:  Cabdillaahi  Salad Xasan    Xubin

3: Ibraahim Naxamed Xasan   Xubin

4: Fartuun Siidow  Macalin Cabdi   Xubin

5: Cabdi Saqaawe Cismaan  Xubin

Hay’addan ayaa hoostageysa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, waxa ay xarumo kala duwan ku yeelan doontaa dhammaan gobollada Dalka, si sare loogu qaado Tayada waxyaabaha Dalka ka soo gala Dekedaha, Garoomada iyo Xuduudaha Dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts