HomeCaalamkaDiplomaasi u dhashay Maraykanka oo lagu weeraray dalka Guatemala.

Diplomaasi u dhashay Maraykanka oo lagu weeraray dalka Guatemala.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Afhayeenka Boliska dalkaasi ayaa sheegay in rasaas la huwiyey gaari uu la socday Sarkaal ka tirsan Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin dalkaasi, isla markaana ay Boliska ka taageereen Diplomaasigaasi inay u soo gelbiyaan Hoygiisa, kadib, weerarkaasi. Toogashadda waxay Fiidnimaddii xalay ee xilliga dalkaasi  ka dhacday Degmadda San Vicente Pacaya ee Koonfurta Guatemala, lamana soo sheegin cid wax […]

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska dalkaasi ayaa sheegay in rasaas la huwiyey gaari uu la socday Sarkaal ka tirsan Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin dalkaasi, isla markaana ay Boliska ka taageereen Diplomaasigaasi inay u soo gelbiyaan Hoygiisa, kadib, weerarkaasi.

Toogashadda waxay Fiidnimaddii xalay ee xilliga dalkaasi  ka dhacday Degmadda San Vicente Pacaya ee Koonfurta Guatemala, lamana soo sheegin cid wax ku noqotay weerarkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Safaaradda Maraykanka ayaa xaqiijiyey inuu dhacay weerarkaasi, wuxuuna xusay inay Saraakiisha Maraykanka kala shaqeynayaan Boliska dalkaasi baaritaanka dhacdadaasi.

“Waxay u muuqataa inuusan shilkaasi ku lug lahayn wax Siyaasad ah ama in si toos ah lala maaganaa Safaaradda” ayuu yiri Afhayeenka u hadlay Safaaradda Maraykanka ku leedahay dalka Guatamela oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Laatin Ameerika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories