HomeWararDEG DEG:-Banaanaxbax ka socda Xaafad ka tirsan Muqdisho

DEG DEG:-Banaanaxbax ka socda Xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa goordhow Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka biloowday Banaanbax,kaas oo ay dhigayaan boqolaal Shacab Ah oo ka careysan dilka ka dhacay halkaasi. Banaanbaxan ayaa yimid kadib markii maanta kaaraan lagu dilay mid kamid ah darawala wadda gaadiidka ka shaqeeya Muqdisho,iyadoona la sheegay in loo dilay darawalka saddex kun oo shilin soomaali ah markii uu […]

- Advertisement -

Waxaa goordhow Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka biloowday Banaanbax,kaas oo ay dhigayaan boqolaal Shacab Ah oo ka careysan dilka ka dhacay halkaasi.

Banaanbaxan ayaa yimid kadib markii maanta kaaraan lagu dilay mid kamid ah darawala wadda gaadiidka ka shaqeeya Muqdisho,iyadoona la sheegay in loo dilay darawalka saddex kun oo shilin soomaali ah markii uu diiday in uu dhiibo.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa dalsan u sheegay in darawalka la dilay iyo askariga dilka geysatay uu muran soo kala dhexgalay kadibna uu toogtay,waxaana goobta ka baxsaday askarigii ka dambeeyay dalka.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa magalaada muqdisho ku soo badanaye dilaka loo geysto darawalada wadda gaadiidka ka shaqeya Muqdisho.

Goordhow la socda Sawirada Banaanbaxa.

Latest stories