HomeCaalamkaNinkii shalay dadka ku dhaawacay Jarmalka oo la shaaciyey dalkii uu ka...

Ninkii shalay dadka ku dhaawacay Jarmalka oo la shaaciyey dalkii uu ka soo jeeday.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warbaahinta dalkaasi waxat sheegeen inuu Ninkaasi asal ahaan ka soo jeedo dalka Iiraan, balse uu haysto Dhalashadda Jarmalka. Ninkaasi oo sannado badan ku noolaa Waqooyiga Jarmalka waxa uu shalay Tooreey ku dhaawacay 9 qof o oka mid ahaa Rakaab la socday Bas ku sii jeeday Xeebta loo dalxiis tago ee duleedka magaalladda Lubeek. Inta badan […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi waxat sheegeen inuu Ninkaasi asal ahaan ka soo jeedo dalka Iiraan, balse uu haysto Dhalashadda Jarmalka.

Ninkaasi oo sannado badan ku noolaa Waqooyiga Jarmalka waxa uu shalay Tooreey ku dhaawacay 9 qof o oka mid ahaa Rakaab la socday Bas ku sii jeeday Xeebta loo dalxiis tago ee duleedka magaalladda Lubeek.

- Advertisement -

Inta badan Rakaabkii waxay ka wada boodeen Daaqadaha, kadib, markii uu Dareewalkii joojiyey Baska, iyadoo Boliska ay gacanta ku dhigeen Ninkii Tooreyda dadka ku dhaawacay.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories