HomeCaalamkaEthiopia oo loogu Baaqay Xallinta Colaadda Oromada iyo Soomaalida

Ethiopia oo loogu Baaqay Xallinta Colaadda Oromada iyo Soomaalida

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inuu 30ka bishan July booqasho ku tago magaalada Minneapolis. Booqashada Ra’iisal Wasaaraha ayaa ku soo beegmaysa iyada oo ay jirto xiisad colaadeed oo u dhaxaysa qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa uu ka mid yahay meelaha ay ku noolyihiin Qurbba joogta u badan […]

- Advertisement -

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inuu 30ka bishan July booqasho ku tago magaalada Minneapolis.

Booqashada Ra’iisal Wasaaraha ayaa ku soo beegmaysa iyada oo ay jirto xiisad colaadeed oo u dhaxaysa qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada.

- Advertisement -

Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa uu ka mid yahay meelaha ay ku noolyihiin Qurbba joogta u badan ee labada qowmiyadood.

Qaraar ay soo saareen Golaha Deegaanka ee Magaalada Minneapolis, uuna ku saxiixnaa Duqa magaalada Jacob Frey, ayaa waxa uu ugu baaqay dowladda Ethiopia ee uu hogaamiyo Dr. Abiy Axmed inay joojiso colaadda u dhaxaysaa qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee wadanka Ethiopia, sidoo kalena ay ilaaliso amniga, hantida iyo xuquuqda aadanaha ee bulshooyinka labada qowmiyadood oo dhawaanahaan ay dagaallo ku dhexmarayeen deegaanno ka tirsan wadanka Ethiopia.

Latest stories