HomeWararAkhriso:-Faah faahintii u dambeysay qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Akhriso:-Faah faahintii u dambeysay qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Qaraxaan gaari oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa saakay waxa uu ka dhacay agagaarka taalada Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere Gobolkaan Banaadir. Gaari nooca Raaxada ah ee Soomaalida u taqaano Viller ayaa ku qarxay agagaarka taalada Boondheere,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaariga qarxay lagu xirey. Darawalkii gaariga wadey ayaa geeriyooday,kaas oo […]

- Advertisement -

Qaraxaan gaari oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa saakay waxa uu ka dhacay agagaarka taalada Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere Gobolkaan Banaadir.

Gaari nooca Raaxada ah ee Soomaalida u taqaano Viller ayaa ku qarxay agagaarka taalada Boondheere,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaariga qarxay lagu xirey.

- Advertisement -

Darawalkii gaariga wadey ayaa geeriyooday,kaas oo qeybta dambe ee jirkiisa uu qaraxa ka haleelay halka laba qof kale oo midi haweeney tahay,isla markaana gaariga la saarnaa ay ku dhaawacmeen.

Shaqsiga gariga watey ee geeriyooday ayaa la sheegay in uu Hooyadiis u wadey Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho,taas oo kusii jeeday Magalada Hargeysa,isla markaana maal mahaan lagu daweynayey Muqdisho.

Maamulka degmada Boondheere iyo laamaha amniga weli wax faah faahin ah kama bixin qaraxaasi iyo ruuxa watay gaariga ee loogu xirey,waxa uuna kusoo aadayaa xilli inta badan Ciidamada dowladda ay fureen Wadooyinkii xirnaa.

Latest stories