HomeWareysiyadaDhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey waxa sababa khilaafka Dowladda iyo dowlad Goboleedyada

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey waxa sababa khilaafka Dowladda iyo dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Dhalashadii Rajada, Sidee lagu aasaasay difaaca qaranka 66 sano ka hor?

Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka April, waxaan dib u jalleecaynaa jidkii dheeraa ee uu soo maray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed muddo 66 sano ah.

Waa maxay horumarka dhabta ah ee ka socda Xero Fiyaamo

Xero Fiyaamo waxay hadda u muuqataa mid weji cusub yeelatay ka dib markii lagu sameeyay dib-u-habayn ballaaran oo taabatay kaabayaasha, nidaamka tababarka, iyo daryeelka askarta. Ma ahan kaliya dhismayaal cusub, balse waa qorshe casri ah oo lagu dhisayo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka si ay ugu diyaar-garoobaan difaaca qaranka iyo la dagaallanka khataraha amniga. Akhriso faahfaahinta ku saabsan isbeddellada dhanka teknoolajiyadda iyo tababarrada gaarka ah ee xeradan ka dhigay xarun casri ah oo dunida lala barbar dhigi karo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magalada Brussles ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga,guulaha Puntland ay gaartey iyo khilaafka Siyaasadeed ee dowladda iyo dowlad Goboleedyada. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in khilaafka marwalba soo laab laabta uu sabab u yahay Madaxda soomaalida oo ah dad Siyaasad weyn ay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magalada Brussles ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga,guulaha Puntland ay gaartey iyo khilaafka Siyaasadeed ee dowladda iyo dowlad Goboleedyada.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in khilaafka marwalba soo laab laabta uu sabab u yahay Madaxda soomaalida oo ah dad Siyaasad weyn ay ka dhaxeyso,taasina ay keeneyso in la’is khilaafo.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in khilaafka mararka qaar yimaado uusan noqon abuuro caqabad horleh oo wax  dumiya balse uu noqdo mid wax dhisa,waxa uuna rajo ka muujiyey in wax wanaagsan ay ka soo baxaan shirka Magalada Brussles.

Dhowr mar ayaa waxaa khilaaf uu soo kala dhex galay Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada,khilafkaas oo soo ifbaxay wixii ka dambeeyey khilaafkii Wadamada Khaliijka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Latest stories