HomeWareysiyadaDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay daryeesho Ciidamada

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay daryeesho Ciidamada

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wixii ka dambeeyey markii mudo todobaad gudahood ah Magalada Muqdisho ay ka dhaceyn qaraxyo iyo weeraro toos ah ayaa waxaa soo jira Siyaasiyiin xilal hore soo qabtay iyo madax kale oo talooyin u jeedinaya Madax dowladda. Dadka talooyinka jeedinaya ayaa waxaa ka mid ah Korneel Cabdi Nuur Jaamac Maxamed oo mar ka mid noqday Saraashiishii […]

- Advertisement -

Wixii ka dambeeyey markii mudo todobaad gudahood ah Magalada Muqdisho ay ka dhaceyn qaraxyo iyo weeraro toos ah ayaa waxaa soo jira Siyaasiyiin xilal hore soo qabtay iyo madax kale oo talooyin u jeedinaya Madax dowladda.

Dadka talooyinka jeedinaya ayaa waxaa ka mid ah Korneel Cabdi Nuur Jaamac Maxamed oo mar ka mid noqday Saraashiishii Ciidanka Nabadsugida xilligii dowladdii Maxamed Siyaad Barre.

- Advertisement -

Korneel Cabdi Nuur oo Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la helo dowlad ka adag ciidamadeeda,sidoo kalena sameysa dadaal ku saabsan dhinaca amniga.

Waxa uu sheegay in sidoo kale ay muhiim tahay in baaritaan dhab ah iyo sugid lagu sameeyo dadaka amnidarrada magalada ka wada Ciidamada ay ku jiraan,sida Nabadsugida,Booliska iyo kuwo kale.

Waxa uu ugu baaqay Madaxda Dowladda Soomaaliya in sidoo kale ay daryeelaan Ciidamada kana warqabaan si ay ugu guuleystaan xaqiijinta amniga Caasimadda.

- Advertisement -

Marka laga soo tago Korneel Cabdi Nuur ayaa waxa sidoo kale jira Siyaasiyiin iyo Saraakiil kale oo dowladda tallooyin u soo jeedinaya iyo kuwo ku dhaliilay in dowladda Soomaaliya ay wado qaldan u martey Amniga Magalada Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Korneel Cabdi Nuur Jaamac Maxamed.

Latest stories