HomeWararSawirro:-Shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels

Sawirro:-Shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maanta Magalada Brussels ee Wadanka Belgium-ka  ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya,kaas oo ay ka qeyb galayaan Madax aad u farabadan. Shirkaas waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wasiirka Arrimaha dibada Sweden,waxana goobjoog ka ah Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya,Xildhibaano,Madaxda Dowlad goboleedyad, iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Magalada Brussels ee Wadanka Belgium-ka  ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya,kaas oo ay ka qeyb galayaan Madax aad u farabadan.

Shirkaas waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wasiirka Arrimaha dibada Sweden,waxana goobjoog ka ah Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya,Xildhibaano,Madaxda Dowlad goboleedyad, iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa goobjog ka ah  xubno ka socda Dowladaha taageeradda siiya Somalia iyo Hay’addaha Samafalka ee Caalamiga iyo Ururadda Jaamacadda Carabta, Midowga Europe, Midowga Afrika, Hawlgalka AMISOM iyo Diplomaasiyiin kale.

Qodbada ugu muhiimsan ee shirkaas looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah Xaalladaha Ammaanka, Horumarka, Geeddi-socodka Hawlgalka AMISOM iyo Doorashadda Madaxtinimdda ee Somalia ka dhici doonta sannadka 2020-ka iyo qodobo kale.

Shirweynaha ayaa waxa uu socon doonaa mudo laba Maalin ah,waxana gaba gabada laga soo saari doonaa Warmurtiyeed ku saabsan qodobadii ka soo baxay kulankaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka  Magalada Brussels ee Wadanka Belgium.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts