HomeWareysiyadaDhageyso:-Ciidamada Dowladda oo Shacab ku dilay duleedka Magalada Muqdisho

Dhageyso:-Ciidamada Dowladda oo Shacab ku dilay duleedka Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Falka lagu dilay haweenka ayaa maanta waxa uu ka dhacay duleedka Magalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Al-birri oo u dhow deegaanka siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay ka dambeeyeen dilkaas,ka dib markii ay rasaas ku fureyn Ciidamada dad isu-soo baxay kuwaas oo kasoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Falka lagu dilay haweenka ayaa maanta waxa uu ka dhacay duleedka Magalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Al-birri oo u dhow deegaanka siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay ka dambeeyeen dilkaas,ka dib markii ay rasaas ku fureyn Ciidamada dad isu-soo baxay kuwaas oo kasoo horjeeday howlgal bur burin ah oo ay ciidamadu wadeen.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka goobta ku sugnaa markii ay ciidamada rasaasta furayeen ayaa waxa uu Dalsan u sheegay in ay geeriyoodeen laba Haween ah iyo Cunug yar,kuwaas moo meydkooda loosoo qaaday Xarunta Dambi-baarista CID-da ee Magalada Muqdisho.

Falkaasi dilka ah ka dib dadka ku nool Xaafada Al-Birri ayaa waxa ay dhigeyn banaanbax ay uga soo horjeedan dilkaas,iyaga oo codsanayey in gacanta lagu soo dhigo ciidamadii ka dambeeyey dilkaas.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Mid ka mid ah dadka deegaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts