HomeWareysiyadaDhageyso:-Axmed Madoobe”Dowladda Somalia iyo AMISOM dhab kama aha dagaalka Al-Shabaab”

Dhageyso:-Axmed Madoobe”Dowladda Somalia iyo AMISOM dhab kama aha dagaalka Al-Shabaab”

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Madaxweynaah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta khudbad uu ka jeediyey shirka Brussels waxa uu kaga hadlay arrimaha Dhaqaalaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qodobo kale. Axmed Madoobe,ayaa sheegay in xilligaan dalka uusan laheyn Ciidamo Millateri iyo boolis oo dhisan,taas bedelkeedana loo baahan yahay in la dhiso ciidamo qaran oo dhameystiran si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta khudbad uu ka jeediyey shirka Brussels waxa uu kaga hadlay arrimaha Dhaqaalaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qodobo kale.

Axmed Madoobe,ayaa sheegay in xilligaan dalka uusan laheyn Ciidamo Millateri iyo boolis oo dhisan,taas bedelkeedana loo baahan yahay in la dhiso ciidamo qaran oo dhameystiran si looga adkaado Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in sidoo kale ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya,Madaxda  dowlad Goboleedyada iyo Hay’adaha dhaqaalaha siiya lagula xisaabtamo dhisida ciidamada iyo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Dhinaca shirarkii horay uga dhacay dalka gudihiisa iyo dibadiisa ee looga hadlay amniga Dalka.

Waxa uu sidoo kale tilmaamey in aan weli waxba ka fulin heshiisyadii ka soo baxay shirarkii horay loogu qabtay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

- Advertisement -

Sidoo kale ,isaga oo ka hadlayey dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka uu sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Madaxda AMISOM aysan diyaar u aheyn in dalka laga saro Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Axmed Madoobe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts