HomeWararAkhriso:-Afar Xisbi Siyaasadeed oo soo saarey War-Saxaafadeed

Akhriso:-Afar Xisbi Siyaasadeed oo soo saarey War-Saxaafadeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Afartaan Xisbi Siyaasadeed oo ah mucaaradka dowladda ayaa ka dib la kulan maalmo u socday waxa ay ka soo saareen Warmurtiyeed ay uga hadleen xaalada dalka,dhacdooyinkii dhacay iyo tallaabooyinkii ay qaaday dowladda federaalka Soomaaliya. Xisbiyada Warmurtiyeedka soo saaray ayaa kala ah Wadajir, Daljir, Horusocod iyo Kulan,waxaana ay warmurtiyeedka oo ka koobnaa 23 qodob uga hadleen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afartaan Xisbi Siyaasadeed oo ah mucaaradka dowladda ayaa ka dib la kulan maalmo u socday waxa ay ka soo saareen Warmurtiyeed ay uga hadleen xaalada dalka,dhacdooyinkii dhacay iyo tallaabooyinkii ay qaaday dowladda federaalka Soomaaliya.

Xisbiyada Warmurtiyeedka soo saaray ayaa kala ah Wadajir, Daljir, Horusocod iyo Kulan,waxaana ay warmurtiyeedka oo ka koobnaa 23 qodob uga hadleen weeraradii iyo qaraxyadii ugu dambeeyey ee ka dhacay Muqdisho,iyaga oo sheegay in weeradaas ay ahaayeen kuwo daciifnimo ah oo aan looga jawaabin sidii loo baahnaa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay kusoo hadal qaadeen wadooyinka ay xireyn Ciidamada dowladda Soomaaliya taas oo saameyn ku yeelatay isku-socodka dadweynaha iyo Ganacsiga noocyadiisa kala duwan.

Khilaafka madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada iyo saameyntii ka dhalatay khilaafkii Wadamada Khaliijka oo ay sheegeen in ay xasiloonidarro ka abuurtay dalka,waxaana sidoo kale ay walaac ka muujiyeen talaabadii dowladda ku magacaawday taliyaha qeybta 43aad ee laga celiyey Garoonka Kismaayo.

Ugu dambeyn waxa ay wax laga xumaado ku tilmaameen tallaabadii dowladda federaalka Soomaaliya ku joojisay 28-kii bishii Janaayo ee sanadkan shirkii looga hadli lahaa maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts