HomeWareysiyadaDhageyso:-Gaadiid badan oo ku xayiran degmada Balcad ee Sh/Dhexe:-Sawirro

Dhageyso:-Gaadiid badan oo ku xayiran degmada Balcad ee Sh/Dhexe:-Sawirro

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Wararka naga soo gaaraya degmada balcad ee shabelada dhexe ayaa waxa ay sheegayan in halkaas uu ka dhacay banaanbax looga so horjeedo Canshuurta laga qaado gaadiidleyda ka howlgala Gobolka Shabeellaha dehxe oo la kordhiyey. Darawaliinta Gaadiidleyda ayaa Maanta waxa ay  sameeyeen banaanbax ay ugu soo horjeedaan Canshuurta ay ku soo kordhiyeen Maamulka degmada balcad iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada balcad ee shabelada dhexe ayaa waxa ay sheegayan in halkaas uu ka dhacay banaanbax looga so horjeedo Canshuurta laga qaado gaadiidleyda ka howlgala Gobolka Shabeellaha dehxe oo la kordhiyey.

Darawaliinta Gaadiidleyda ayaa Maanta waxa ay  sameeyeen banaanbax ay ugu soo horjeedaan Canshuurta ay ku soo kordhiyeen Maamulka degmada balcad iyo kan Shabeellaha dhexe.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Darawalada Gaadiidka banaanbaxa dhigay oo gaarayay ilaa 50 ayaa sheegay,isaga oo Dalsan la hadlayey in lacagta lagu soo kordhiyay mid aysan awoodin gaadiidleyda,isla markaan ay dalbanayaan in laga joojiyo.

Waxa uu sheegay in  haatan ay ku xayiran yihiin koontoroolka Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Balcad,hayeeshee uu socdo dadaalo xal looga gaarayo arrintaan.

Waqtiyada qaar ayaa gobolada dalka Gaadiidka ka Shaqeeya darawaladooda waxa ay ku dhawaaqaan Shaqa joojin,iyaga oo ka cabanaya in isbaarooyin horleh lasoo dhigay deegaanada ay ka howlgallaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Mid ka mid ah Darawalada Gaadiidka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts