HomeWareysiyadaDhageyso:-Hay’adda Culumada Somaliyed oo ka digtay in la Siyaasadeeyo gudashada waajibaadka xajka

Dhageyso:-Hay’adda Culumada Somaliyed oo ka digtay in la Siyaasadeeyo gudashada waajibaadka xajka

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Xilli maalmahaan uu taagnaa khilaaf ka dhashay arrimaha acmaasha Xajka,ayaa waxaa arrintasi ka digay in la siyaasadeeyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed.

Guddoomiye ku xigeenka Hayaddaas Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay jecel yihiin in aan siyaasad iyo qabiil midna an lagu saleyn maadaama ay tahay arrin Diino ah.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Guddiga Cadaalada ee Baarlamanka ay horay qoaral ugu direyn,hayeeshee ay jiraan dad kale oo arrimaha Xajka u adeegsanaya Siyaasad,isla markaana ay aad uga xun yihiin hadii ay yihiin Hay’adda Culumada Soomaaliyeed.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa khilaaf ka taagnaa arrimaah xajka,kaas oo sababay in uu xilkiisii ku waayo Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo sidoo kale Maareeyihii Duulista iyo Hawada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Latest stories