HomeCaalamkaYuhuudda oo duqeysay fariisimo Milliteri oo ku yaalla Suurya

Yuhuudda oo duqeysay fariisimo Milliteri oo ku yaalla Suurya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Diyaarad laga leeyahay Yuhuudda ayaa la sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen  Fariisimo Ciiddan oo ku yaalla meel ku dhow Tuulladda Xader ee Gobalka Quweytra. Wakaalladda Wararka Syria  ee SANA ayaa sheegtay inay iska waabiyeen Duqeyntaasi, inkastoo ay  waxyeello soo gaartay  qalab yaallay Xaruumahaasi. Dhinaca kale, Milliteriga Yuhuudda kama hadlin duqeynta ay saakayto ka […]

- Advertisement -

Diyaarad laga leeyahay Yuhuudda ayaa la sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen  Fariisimo Ciiddan oo ku yaalla meel ku dhow Tuulladda Xader ee Gobalka Quweytra.

Wakaalladda Wararka Syria  ee SANA ayaa sheegtay inay iska waabiyeen Duqeyntaasi, inkastoo ay  waxyeello soo gaartay  qalab yaallay Xaruumahaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Milliteriga Yuhuudda kama hadlin duqeynta ay saakayto ka geysteen Fariisimo ay Ciiddanka Syria ku leeyihiin meel ku dhow Buuraha Golan Haytis oo ay Yuhuudda ku qabsadeen Dagaalkii ay Syria la galeen sannadkii 1973-kii.

Saacado ka hor weerarkaasi, waxay Milliteriga Yuhuudda sheegeen inay soo rideen Diyaarad Drones oo laga lahaa Syria, oo dul maraysay Hawada Yuhuuda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories