HomeCaalamkaXabsiyadda Imaaraadka ku leeyihiin Yeman oo lagu baaqay in la wada xiro.

Xabsiyadda Imaaraadka ku leeyihiin Yeman oo lagu baaqay in la wada xiro.

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Yemen, Axmed Al-maysari ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay Cadan kula kulmay Reema al-Haashimi oo ah Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Imaaraadka. Kulankaasi waxa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciiddanka Imaaaradka Carabta ka jooga Yemen, Jeneral Maxamed Al-xasani. Waa markii ugu horreysay oo ay Dowladda Yemen si rasmi ahaan ugala hadasho […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Yemen, Axmed Al-maysari ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay Cadan kula kulmay Reema al-Haashimi oo ah Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Imaaraadka.

Kulankaasi waxa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciiddanka Imaaaradka Carabta ka jooga Yemen, Jeneral Maxamed Al-xasani.

- Advertisement -

Waa markii ugu horreysay oo ay Dowladda Yemen si rasmi ahaan ugala hadasho Imaaraadka in la xiro Xabsiyadaasi, kadib, markii la soo weriyey in Tacadiyo, jir-dil iyo kufsi lagula kaco Maxaabiista.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories