HomeCaalamkaWasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka oo loogu baaqay inuu is-casilo, kadib geeridii Magangelyo-doon...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka oo loogu baaqay inuu is-casilo, kadib geeridii Magangelyo-doon la tarxiilay.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiirka oo lagu magacaabo Horst Seehofer ayaa qarka u saaran in shaqada laga cayriyo, kadib, markii uu hadal jeesjees ah sheegay markii la soo gaarsiiyey in Magan-gelyo-doon  u dhashay dalka Afganitan oo ka mid ahaa 69 qof oo laga masaafuriyey Jarmalka  is-daldalay markii lagu celiyey dalkiisa hooyo. Wasiirka oo 69-sanno jirsaday maalintii ku xigtay markii […]

- Advertisement -

Wasiirka oo lagu magacaabo Horst Seehofer ayaa qarka u saaran in shaqada laga cayriyo, kadib, markii uu hadal jeesjees ah sheegay markii la soo gaarsiiyey in Magan-gelyo-doon  u dhashay dalka Afganitan oo ka mid ahaa 69 qof oo laga masaafuriyey Jarmalka  is-daldalay markii lagu celiyey dalkiisa hooyo.

Wasiirka oo 69-sanno jirsaday maalintii ku xigtay markii uu Dhibanahaasi is-dilay ayaa u qaatay warkaasi naxrdita lahaa inay tahay Hadiyadda Maalinta Dhalashadiisa.

- Advertisement -

Marxuumka is-daldalay waxaa la oran jirey Jamaal Naasir Maxamuudi, oo 23-jir ah, kaasi oo Talaadadii la soo dhaafay isku daldalay

Xubnaha Dowladda Jarmalka ee Isbahaysiga ah iyo Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay ugu baaqeen Ra’isul-wasaare Angela Merkel inay Wasiirkaasi xilka ka qaado.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories