HomeCaalamkaTrump oo sheegay inay NATO ku heshiiyeen kordhinta Kharajka Difaaca iyo dhigiisa...

Trump oo sheegay inay NATO ku heshiiyeen kordhinta Kharajka Difaaca iyo dhigiisa Faraniiska oo beeniyey.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Caasimadda dalak Belgium ee Brussels oo uu ay Hoggaamiyayaasha Dowladaha xubnaha ka ah NATO kulan uga socday. Waxaa uu sheegay inuu maanta aad ugu faraxsan yahay inay Dowladaha Isbahaysiga NATO ku heshiiyeen in la kordhiyo Kharajka Difaaca ee dalalkaasi. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Caasimadda dalak Belgium ee Brussels oo uu ay Hoggaamiyayaasha Dowladaha xubnaha ka ah NATO kulan uga socday.

Waxaa uu sheegay inuu maanta aad ugu faraxsan yahay inay Dowladaha Isbahaysiga NATO ku heshiiyeen in la kordhiyo Kharajka Difaaca ee dalalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynaha Faransiiska, Emmanwel Makrom waxa uu beeniyey sheegashada dhigiisa Maraykanka ee ku aadan inay Dowladaha Isbahaysiga NATO taageereen in la kordhiyo Dakhliga Difaaca.

Wararka qaar ayaa sheegaya inuu Madaxweyne Trump ku goodiyey inay Maraykanka isaga bixi doonaan Isbahaysiga NATO oo la asaasay muddo haatan laga joogo 70-sanno.

- Advertisement -

Laakiin, Madaxweynaha Faransiiska ayaa beeniyey inuu Madaxweyne Trump hadalkasi ka sheegay Shirka Madaxda Isbahaysiga NATO.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories