HomeCaalamkaSawirro:-Mareykanka oo Shuruud ku xiray taageero Millateri uu siiyo Soomaaliya

Sawirro:-Mareykanka oo Shuruud ku xiray taageero Millateri uu siiyo Soomaaliya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyaha Taliska Guud ee Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhauser ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta kula yeeshay Aqalka Madaxtooyadda ee magaalladda Nairobi, oo ay kaga wada hadleen Ammaanka Geeska Afrika,  gaar ahaan Xaalladda ka taagan Somalia iyo South Sudan. General Thomas Waldhauser waxa uu hoosta ka […]

- Advertisement -

Taliyaha Taliska Guud ee Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhauser ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta kula yeeshay Aqalka Madaxtooyadda ee magaalladda Nairobi, oo ay kaga wada hadleen Ammaanka Geeska Afrika,  gaar ahaan Xaalladda ka taagan Somalia iyo South Sudan.

General Thomas Waldhauser waxa uu hoosta ka xariiqay in ay Dowladda Maraykanka diyaar u tahay inay Somalia ka taageeri doonaan muddo dheer oo ku xiran haddii ay DFS doonayaan  inay oggolaadaan Taageeradda Maraykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha Taliska Guud ee Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM) waxa uu ku ammaanay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta Kaalinta dadaalkiisa ku aadan sidii Nabad looga dhigi lahaa Somalia iyo kaalinta ay Ciiddanka Kenya kaga jiraan Hawlgalladda Ciiddanka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

Latest stories