HomeCaalamkaSawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madax ka socotay UNSOM iyo...

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madax ka socotay UNSOM iyo UNDP

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa waxa uu kula kulmay masuuliyiin ka kala socotay UNSOM iyo UNDP. Kulanka ayaa waxaa lagu lafa guray arrimaha iskaashiga labada dhinac oo ay isal garteen in siwadajir ah ay iskula Shaqeeyaan,maadaama dowladda federaalka Soomaaliya ay ka caawiyaan dhinacyo farabadan. Sidoo kale waxa ay isla soo […]

- Advertisement -

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa waxa uu kula kulmay masuuliyiin ka kala socotay UNSOM iyo UNDP.

Kulanka ayaa waxaa lagu lafa guray arrimaha iskaashiga labada dhinac oo ay isal garteen in siwadajir ah ay iskula Shaqeeyaan,maadaama dowladda federaalka Soomaaliya ay ka caawiyaan dhinacyo farabadan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen dardargelinta arrimaha la xiriira doorashooyinka Sanada 2020,dhinacyada amniga iyo guud ahaan Arrimaha Siyaasada dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa horay waxa uu ula kulmay Wakiilo ka kala socday Beesha Calamka,kuwaas oo dhammaantood ay isla garteen in siwadajir ah loo wada Shaqeeyo.

Hoos Ka Daawo Sawirada Kulanka..

- Advertisement -

Latest stories