HomeCaalamkaSawirro:-11 Ruux oo laga soo badbaadiyey Diyaarad ku dhacday Magaalo...

Sawirro:-11 Ruux oo laga soo badbaadiyey Diyaarad ku dhacday Magaalo…

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ilaalada xeebaha ee Maraykanka ayaa badbaadiyay 11 ruux ka dib markii ay dhacday diyaaraddii ay saarnaayeen oo maraysay buurta Mount Jumbo ee gobolka Alaska ee dalka Maraykanka. Qofna kuma dhimanin shilkaas balse dhawr ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markay diyaaradoodii dhacday. Labo diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah ayaa laga hawlgaliyay buurta Mount […]

- Advertisement -

Ilaalada xeebaha ee Maraykanka ayaa badbaadiyay 11 ruux ka dib markii ay dhacday diyaaraddii ay saarnaayeen oo maraysay buurta Mount Jumbo ee gobolka Alaska ee dalka Maraykanka.

Qofna kuma dhimanin shilkaas balse dhawr ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markay diyaaradoodii dhacday.

- Advertisement -

Labo diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah ayaa laga hawlgaliyay buurta Mount Jumbo shilka ka dib si ay samatobixinta ugu qaybqaataan.

Baareyaasha ayaa su’aalo waydiinaya duuliyaha si ay u ogaadaan sida uu shilku u dhacay.

Rakaabkii diyaaradda ayaa laga helay meel dhulka ka saraysa 609 mitir, sida ay sheegeen ilaalada xeebaha Maraykanka.

- Advertisement -

Latest stories