HomeCaalamka(SAWIRO): Madaxweynaha Kenya oo walaac xooggan ka muujiyey Khilaafka DFS iyo Maamul-gobaleedyadda.

(SAWIRO): Madaxweynaha Kenya oo walaac xooggan ka muujiyey Khilaafka DFS iyo Maamul-gobaleedyadda.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu sheegay inay Kalsooni-darro ka dhex jirto DFS iyo Maamul-gobaleedyadda, taasina ay caqabad ku tahay Dadaalka lagu doonayo Nabadda Somalia. Waxa uu intaasi ku daray in ay walaac xooggan ka qabaan Khilaafka gudaha ee u dhexeeya DFS IYO Dowlad-gobaleedyadda, wuxuuna sheegay inuu Khilaafkaasi caqabad kale ku noqonayo Hawlgalka AMISOM. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu sheegay inay Kalsooni-darro ka dhex jirto DFS iyo Maamul-gobaleedyadda, taasina ay caqabad ku tahay Dadaalka lagu doonayo Nabadda Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray in ay walaac xooggan ka qabaan Khilaafka gudaha ee u dhexeeya DFS IYO Dowlad-gobaleedyadda, wuxuuna sheegay inuu Khilaafkaasi caqabad kale ku noqonayo Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

Ciiddanka Kenya waxay qeyb ka yihiin Hawlgalka Nabad-ilaalinta Somalia tan iyo bishii October ee sannadkii 2011-kii.

“Xiriirka sii sumaanaya ee u dhexeeya DFS iyo Maamul-gobaleedyadda waa walaaca ugu weyn oo aan qabno: ayuu yiri Madaxweynaha Kenya oo shalay la kulmay Taliyaha Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Afrika (AFRICOM) General Thomas Waldhauser oo ay ka wada hadleen Xaalladda Ammaanka Somalia iyo Taageeradda Maraykanka ee Somalia.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories