HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo mar kale eedeeyey Dowladaha Isbahaysiga NATO.

Madaxweyne Trump oo mar kale eedeeyey Dowladaha Isbahaysiga NATO.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ilo-wareedyo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inuu Madaxweyne Donald Trump uu Kulan Degdeg ah oo ay albaabadda u xirnaa  la yeeshay Madaxda dalalka qeybta ka ah Isbahaysiga NATO oo haatan ku shirsan caasimadad dalka Belgium ee Brussels. Madaxweynuhu waxa uu Eedeyn cusub kula dul-dhacay Madaxdaas, oo ku aadan dhinaca Kharajka iyo Ganacsiga Europe. […]

- Advertisement -

Ilo-wareedyo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inuu Madaxweyne Donald Trump uu Kulan Degdeg ah oo ay albaabadda u xirnaa  la yeeshay Madaxda dalalka qeybta ka ah Isbahaysiga NATO oo haatan ku shirsan caasimadad dalka Belgium ee Brussels.

Madaxweynuhu waxa uu Eedeyn cusub kula dul-dhacay Madaxdaas, oo ku aadan dhinaca Kharajka iyo Ganacsiga Europe.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hogaamiyayaasha NATO waxay Eedeynta Trump kadib ka codsadeen Wakiilladda dalalka aan xubnaha ka ahayn NATO ee Yurkrayn iyo Joorjiya inay dibed-joog ka noqdaan Shirka ay leeyihiin dalalka Isbahaysiga oo keliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories