HomeCaalamkaDowladda Shiinaha oo DFS ka taageereysa La-dagaalanka Al-Shabaab

Dowladda Shiinaha oo DFS ka taageereysa La-dagaalanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Shiinaha Wan Yi waxa uu hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu dhigiisa dalka somalia, Axmed Ciise Cawad kula kulmay magaalladda Pejing, oo ay kaga wada hadleen Xiriirka Labada dal iyo Xaalladda Ammaanka ee Somalia. Wasiir Wan Yi waxa uu ka hadlay Xiriirka qotadda dheer ee ka dhexeeya Labada Waddan, isagoo sheegay […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Shiinaha Wan Yi waxa uu hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu dhigiisa dalka somalia, Axmed Ciise Cawad kula kulmay magaalladda Pejing, oo ay kaga wada hadleen Xiriirka Labada dal iyo Xaalladda Ammaanka ee Somalia.

Wasiir Wan Yi waxa uu ka hadlay Xiriirka qotadda dheer ee ka dhexeeya Labada Waddan, isagoo sheegay inay Somalia tahay Waddankii ugu horreeyey ee GeeskaAfrika oo Xiriir Diplomaasiyadeed la yeesha Shiinaha.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu tilmaamay inay Somali ka mid tahay dalalkii Shiinaha ku taageeray Dib-u-soo-celintii Kursigii Dowladda Shiinaha ee Golaha Ammaanka ee QM

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Shiinaha Wan Yi waxa uu Kulankaasi ka sheegay inay Somalia ka taageeri doonaan La-dagaalanka Alshabaab iyo Dadaalka Nabadda Somalia oo soo martay sannado adag oo ay colaado ka socdeen Somalia.

Latest stories