HomeCaalamkaWasiir ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo sheegay in la soo dhaweynayo Maalgashiga...

Wasiir ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo sheegay in la soo dhaweynayo Maalgashiga Caalamiga ah

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia, Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey mid ka mid ah Telefishinadda ugu caansan dalka Shiinaha. Wasiirka oo ka qeybgalay Shirka Wasiiradda ee Golaha ay ku mideysan yihiin Dowladdaha Carabta iyo  Shiinaha  ku yeesheen magaalladda Pejing ayaa sheegay inuu dalka Somalia ku habboon […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia, Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey mid ka mid ah Telefishinadda ugu caansan dalka Shiinaha.

Wasiirka oo ka qeybgalay Shirka Wasiiradda ee Golaha ay ku mideysan yihiin Dowladdaha Carabta iyo  Shiinaha  ku yeesheen magaalladda Pejing ayaa sheegay inuu dalka Somalia ku habboon yahay Maalgashi Caalami ah.

- Advertisement -

“Xaalladda Ammaanka Somalia si weyn ayey u soo hagaagtay, Maalgashiga iyo Mashaariicda waxay meel ka heli karaan Somalia” ayuu yiri Wasiir Cawad oo wareysi siiyey Telefishinka Shiinaha ee Caalamka ee (China Global Television Network) ee CGTN.

Wasiirka waxa uu ku nuuxnuuxsaday inay DFS soo dhaweynayso dhamaan Dowladaha iyo Shirkaddaha Caalamiga ee doonaya inay maalgelin ku sameeystaan dalka Somalia ee hodanka ku ah Beeraha, Xoolaha, Kalluunka iyo Kheyraadka Dihan oo uu Shidaalku ka mid yahay.

Dhinaca kale, Shirkii 8-aad ee Wasiiradda  dalalka Carabta iyo Shiinaha waxaa looga hadlay hannaankii loo sii hagaajin lahaa Xiriirka Carabta iyo Shiinaha, iyadoo gunaanadkii shirkaasi laga soo saaray War-murtiyeed loogu magac daray Bayaankii Bejing, kaasi oo ah qorshe-hawleedka labada sanno ee soo socota.

Latest stories