HomeCaalamkaSawirro:-Dalka Jabuuti oo markii ugu horreysay laga soo saarayo Tamarta laga dhaliyo...

Sawirro:-Dalka Jabuuti oo markii ugu horreysay laga soo saarayo Tamarta laga dhaliyo Uumiga

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Mashruucan oo lagu qodayo seddex ceel oo laga soo saarayo tamarta uumiga ee dhulka hoostiisa (Geothermal) ayaa waxaa fulinaya shirkad laga leeyahay Iceland, waxaana ku baxaysa 45 Malyan oo Doollar. Seddexda ceel ayaa ku yaalla deegaanka Fiicanle. Wasiirka dhaqaalaha iyo miisaaniyadda ee Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa sheegay in uu muhiimad gaar ah u leeyahay […]

- Advertisement -

Mashruucan oo lagu qodayo seddex ceel oo laga soo saarayo tamarta uumiga ee dhulka hoostiisa (Geothermal) ayaa waxaa fulinaya shirkad laga leeyahay Iceland, waxaana ku baxaysa 45 Malyan oo Doollar.

Seddexda ceel ayaa ku yaalla deegaanka Fiicanle.

- Advertisement -

Wasiirka dhaqaalaha iyo miisaaniyadda ee Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa sheegay in uu muhiimad gaar ah u leeyahay mashruucan dalkiisa, gaar ahaan xilligan oo tamarta nadiifka ah ay dunidu aad u danaynayso.

Madaxweynaha jabuuti ayaa Mashruucaas xarigga ka jaray.

Waxaa la filayaa in tamarta korantada ee seddexdaas ceel ay daboosho 25% baahida korantada ee Jabuuti.

- Advertisement -

Sannadka 2020, Jabuuti waxay filaysaa in 100% korantada ay isticmaalayso laga dhalin doono uumiga ka soo baxa dhulka hoostiisa.

Jabuuti oo ah dal ay dadkiisu ka yar yihiin hal malyan oo qof ayaa aad ugu tiirsan tamarta korantada oo iminka qaali ah.

Latest stories