HomeCaalamka(SAWIRO): Is-qarxin uu ku geeriyooday Siyaasi Mucaarad ku ahaa Daalibaan-ta Pakistan

(SAWIRO): Is-qarxin uu ku geeriyooday Siyaasi Mucaarad ku ahaa Daalibaan-ta Pakistan

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Boliska dalkasi waxay sheegeen in Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu xalay isku qarxiyey Dibadbax Doorasho oo ka socday magaalladda Pishwaar ee W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo  ugu yaraan 14 qof ayaa geeriyootay, halka ugu yaraan 65 kalena ku dhaawacmeen qaraxaasi, Dibadbaxaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Taageerayaasha Xisbiga Qaranka ee  waxaa lagu dilay Siyaasi lagu […]

- Advertisement -

Boliska dalkasi waxay sheegeen in Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu xalay isku qarxiyey Dibadbax Doorasho oo ka socday magaalladda Pishwaar ee W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo  ugu yaraan 14 qof ayaa geeriyootay, halka ugu yaraan 65 kalena ku dhaawacmeen qaraxaasi,

Dibadbaxaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Taageerayaasha Xisbiga Qaranka ee  waxaa lagu dilay Siyaasi lagu magacaabi jirey Haaruun Bashiir Biloor, kaasi oo ahaa Murashax u taagan Doorashadda Guud ee bishan July 25-da ka dhici doonta Pakistan.

- Advertisement -

Siyaasiga la dilay Aabihiisa waxaa isagana lagu dilay Is-qarxin noocan ah oo lala beegsaday isago Murashax Doorasho ahaa sannadkii 2012-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories