HomeCaalamkaMadaxii hore ee Hay’adda Bisha Cas Soomaaliya oo geeriyooday

Madaxii hore ee Hay’adda Bisha Cas Soomaaliya oo geeriyooday

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Allaha u Naxariistee waxaa Magalada Nairobi ee Xarunat dalka Kenya ku geeriyooday Madaxii hore ee Hay’adda Bishas Soomaaliya Axmed Maxamed xasan(Foodcade). Dr Foodcade,ayaa ka mid ahaa Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ka ahaa dalka,waxa uuna mudo fog madax ka ahaa Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya. Magalada Nairobi ayuu ugu geeriyooday Xanuun mudo haayey sida ay Dalsan […]

- Advertisement -

Allaha u Naxariistee waxaa Magalada Nairobi ee Xarunat dalka Kenya ku geeriyooday Madaxii hore ee Hay’adda Bishas Soomaaliya Axmed Maxamed xasan(Foodcade).

Dr Foodcade,ayaa ka mid ahaa Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ka ahaa dalka,waxa uuna mudo fog madax ka ahaa Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Magalada Nairobi ayuu ugu geeriyooday Xanuun mudo haayey sida ay Dalsan u xqiijiyeen Eheladiisa,waxaan xilkaas uu qabtay Sanadkii 1972,isaga oo haayey mudo 30 Sano ah.

Qaar ka mid ah siyaasiyiin xilal ka soo qabtay dalka iyo Madaxda Hay’adda Bisha ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Soomaaliya Axmed Maxamed Xasan(Foodcade).

Hay’adda uu ka howlgeli jiray ee Bisha Cas ayaa Soomaaliya waxa ay ka fulisaa Gargaar Caafimaad oo lacag la’aan ah.

Latest stories