HomeCaalamkaGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo Soo saaray qoraal lagu fasaxay Xildhibaanada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Soo saaray qoraal lagu fasaxay Xildhibaanada

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in kal-fadhiga 4aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka uu furmayo Bisha September ee socota,iyadoo qoraal lagu ogeysiiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya . Qoraalka loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sidoo kale waxaa la ogeysiiyay Golaha […]

- Advertisement -

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in kal-fadhiga 4aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka uu furmayo Bisha September ee socota,iyadoo qoraal lagu ogeysiiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya .

- Advertisement -

Qoraalka loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sidoo kale waxaa la ogeysiiyay Golaha Wasiirada,Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Latest stories