HomeCaalamkaAl-Shabaab oo Sarkaal Kenyan ah ku qabtay  weerar ka dhacay duleedka Garissa

Al-Shabaab oo Sarkaal Kenyan ah ku qabtay  weerar ka dhacay duleedka Garissa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaha Boliska Garissa, David Kerina ayaa sheegay inay la’ yihiin Sarkaal la waayey, kadib, markii ay Dagaalamayaal Alshabaab habeen hore weerar ku qaadeen Bar ay Boliska Kenya ku leeyihiin Tuulladda Hamey oo ku dhow xuduudka Kenya iyo Somalia. Waxa uu intaasi ku daray inay Alshabaab horey u kaxeysteen Sarkaalkaasi, kadib, markii uu dhacay weerarkaasi oo […]

- Advertisement -

Taliyaha Boliska Garissa, David Kerina ayaa sheegay inay la’ yihiin Sarkaal la waayey, kadib, markii ay Dagaalamayaal Alshabaab habeen hore weerar ku qaadeen Bar ay Boliska Kenya ku leeyihiin Tuulladda Hamey oo ku dhow xuduudka Kenya iyo Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray inay Alshabaab horey u kaxeysteen Sarkaalkaasi, kadib, markii uu dhacay weerarkaasi oo uu xusay in 4 Askari lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Dhinaca kale. Taliyaha Boliska Garissa, David Kerina waxa uu tilmaamay inay socdaan Hawlgal lagu baadi-goobayo Sarkaalkaasi oo la rumeysan yahay inay Alshabaab kala soo gudbeen Xuduudka.

Ugu yaraan 20 dagaalamayaal Alshabaab aad u hubeysan ayaa la sheegay inay dhowr jiho ka weerareen Xeradda Boliska Kenya ku leeyihiin duleedka Garissa, waxayna Alshabaab burburiyeen Taawarka Shirkadda Isgaarsiinta ee Safaricom oo ku taalla meel aan ka fogeyn Xeradda Boliska Kenya ku leeyihiin Xuduudka.

Alshabaab waxaa kaloo la sheegay inay gaari ay lahaayeen Boliska ku qabsadeen dagaalkaasi.

- Advertisement -

Isbuucii la soo dhaafay, weeraro iyo qaraxyo ay Alshabaab ka geysteen gudaha Kenya waxay ku dhaawaceen 9 ka tirsan Boliska dalkaasi.

Latest stories