HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo ku kulmay Turkiga

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo ku kulmay Turkiga

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magalada Ankara ee dalka turkiga ayaa waxa uu kulan la qaatay Madaxweynihii ka horreeyey ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay iskula soo qaadeen arrimo muhiim ah oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magalada Ankara ee dalka turkiga ayaa waxa uu kulan la qaatay Madaxweynihii ka horreeyey ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay iskula soo qaadeen arrimo muhiim ah oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen ka gudbida caqabaddaha horyaalla Dowladda Soomaaliya,sida uu sheegay Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

“Waxaan maanta kula kulmay magaalada Ankara Madaxweynihii hore Mudane Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaanu iska wareysannay horumarka, fursaddaha iyo caqabaddaha horyaalla dalkeenna, annaga oo isla qaadannay ahmiyadda ay leedahay iskaashiga iyo wada shaqeynta madaxda haatan iyo kuwii hore ee dalka si loo xaqiijiyo mustaqbal barwaaqo u horseeda dadkeenna.

Kulankaan oo ah kii ugu horreeyey ee labada dhinac tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo uu la wareegay dalka ayaa waxa uu noqday mid siweyn looga hadal haayo guud ahaan dalka.

Latest stories