HomeCaalamkaSaraakiil Maraykan oo lagu waayey inay kufsadeen haweenka ka tirsan Ciiddankooda ku...

Saraakiil Maraykan oo lagu waayey inay kufsadeen haweenka ka tirsan Ciiddankooda ku sugan Somalia

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

2 ka tirsan Hoggaamiyayaasha Ciiddanka Khaaska ee  Mariniska Maraykanka ayaa loo  oggolaaday inay dib u shaqo galaan, kadib, markii lagu waayey Eedeymo lagu sheegay inay kufsadeen qaar ka mid ah Haweenka ka tirsan Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan gudaha dalka Somalia. Labada Sarkaal oo  lagu kala magacaabo Taliye Jarrod Donaldson iyo Jon Franklin waxaa bishii […]

- Advertisement -

2 ka tirsan Hoggaamiyayaasha Ciiddanka Khaaska ee  Mariniska Maraykanka ayaa loo  oggolaaday inay dib u shaqo galaan, kadib, markii lagu waayey Eedeymo lagu sheegay inay kufsadeen qaar ka mid ah Haweenka ka tirsan Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan gudaha dalka Somalia.

Labada Sarkaal oo  lagu kala magacaabo Taliye Jarrod Donaldson iyo Jon Franklin waxaa bishii May ee sannadkan lagu celiyey dalka Maraykanka waxaa loo sheegay inay dib u shaqo geli karaan, inkastoo ay muteysan doonaan Ciqaab dhanka Maamulka.

- Advertisement -

Saraakiisha Difaaca ee Maraykanka waxay sheegeen in mid ka mid Taliyayaashaasi lagu soo eedeeyey inuu Taabasho xodxodasho ah kula kacay Askariyad Maraykanka, xilligii Askartaasi loo dada-gureynayey Hawlgalka ka socda Somalia.

Dhinaca kale, Labada Sarkaal ee loo fasaxay inay dib u hawl-galaan waxay ka tirsan yihiin Kooxda Khaaska ee Mariniska Maraykanka ee US Navy Seal ee ka hawlgala Saldhigyadda Milliteriga Maraykanka ku leeyihiin dalalka Jabuuti iyo Somalia, kuwaasi oo Milliteriga DFS iyo kuwa AMISOM  ka taageera Awoodaha La-talinta ee La-dagaalanka Alshabaab.

Latest stories