HomeCaalamkaMasuul ka tirsanaa Shirkada DP World ee dekada Berbera oo is casilay

Masuul ka tirsanaa Shirkada DP World ee dekada Berbera oo is casilay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wararka naga soo gaaraya Magalada Berbera ee Gobolada Waqooyi ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay xisaabiyihi Guud ee Shirkada DP World u qaabilsanaa Dekada Berbera oo lagu Magacaabo Iimaan Yuusuf Iimaan. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in sababta uu isku casilay ay tahay in uu aad u dhaliilay Shaqada ka socota […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Berbera ee Gobolada Waqooyi ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay xisaabiyihi Guud ee Shirkada DP World u qaabilsanaa Dekada Berbera oo lagu Magacaabo Iimaan Yuusuf Iimaan.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in sababta uu isku casilay ay tahay in uu aad u dhaliilay Shaqada ka socota dekada Ber bera,waxaana booskii uu baneeyey si KMG ah loogu dhiibay Nin u ka tirsan Shaqaalaha Shirkadaas,isla markaana u dhashay Wadanka Senegal.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in is casilaadiisa ay soo dedejisay in maalmihii la soo dhaafay uu khilaaf kala  dhaxeeyey Shirkada Dp world ee Dekada Berbera Superga,waxana is casilada uu gudbiyey ka aqbalay Wakiilada shirkada DP World ee Berbera.

Madaxda Sare ee shirkada DP World weli wax war ah kama soo saarin is casilaada Xisaabiyihii guud ee Shirkadas u qaabilsanaa dekada Magalada Berbera.

Latest stories