HomeCaalamkaDowladda Kenya oo cabsi ka muujisay Ammaanka Garoonka Diyaaradaha ee Mandera

Dowladda Kenya oo cabsi ka muujisay Ammaanka Garoonka Diyaaradaha ee Mandera

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Gaadiidka dalkaas James Macharai ayaa sheegay in dowladdu aqoonin awooda Garoonka Diyaaradaha Millateri ee ku yaalla Mandera,waxa uuna su’aal ka keenay badqabka Diyaaradaha adeegsada dhabaha ay Diyaaradaha ka kavaan,kuna soo degaan ee Garoonka. Wasiirka oo la hadlay Guddiga Gaadiidka ugu qaabilsan Barlamaanka Kenya waxa uu tilmaamay inuusan jirin Diiwaan muujinaya inuu Garoonkaasi leeyahay Heerka […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka dalkaas James Macharai ayaa sheegay in dowladdu aqoonin awooda Garoonka Diyaaradaha Millateri ee ku yaalla Mandera,waxa uuna su’aal ka keenay badqabka Diyaaradaha adeegsada dhabaha ay Diyaaradaha ka kavaan,kuna soo degaan ee Garoonka.

Wasiirka oo la hadlay Guddiga Gaadiidka ugu qaabilsan Barlamaanka Kenya waxa uu tilmaamay inuusan jirin Diiwaan muujinaya inuu Garoonkaasi leeyahay Heerka lagu qiyaaso mugga Dhabaha ay Diyaaradaha adeegsadaan ee PCN oo ay Hay’adda Duullimaadka Caalamiga ku qiimeyso Garoomadda Diyaaradaha.

- Advertisement -

“Baarayaal ayaa loo xil-saarayaa qiimeynta Dhabaha ay Diyaaradaha adeegsadaan ee Garoonka Mandera, si loo qiimeeyo Badqabka Diyaaradaha adeegsan doona Dhabahaai” ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka ee Kenya.

Si kastaba ha ahaatee, Garoonka Mandera waxaa isticmaala Diyaaradaha Dagaalka iyo kuwa Helikopterada Milliteriga Kenya ee Hawlgalladda duqeynta iyo Gurmadka ka fuliya Xuduudka somalia iyo Diyaaradaha Rakaabka ee nooca JESNA iyo kuwa kale ee mug-qaadkodoa kooban yahay.

 

Latest stories