HomeCaalamkaDad rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Yemen.

Dad rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Yemen.

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay xalay duqeeyeen magaalladda Xudeydah ee kaabiga ku haysa Badda Cas, halkaasi oo 8 qof oo rayid ah ku gereiyootay. Hadal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Xuutityiinta madaafiic ku soo garaaceen Deegmadda Tuhyata oo ay Ciiddanka Dowladda joogaan. Dadka lagu dilay duqeyntaasi waxaa […]

- Advertisement -

Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay xalay duqeeyeen magaalladda Xudeydah ee kaabiga ku haysa Badda Cas, halkaasi oo 8 qof oo rayid ah ku gereiyootay.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Xuutityiinta madaafiic ku soo garaaceen Deegmadda Tuhyata oo ay Ciiddanka Dowladda joogaan.

- Advertisement -

Dadka lagu dilay duqeyntaasi waxaa ka mid ahaa 2 carruur iyo haweeney.

Dhinaca kale, Ciiddamo ka socda dalka Imaaraadka oo watay Gawaaridda Gaashaaman ayaa soo gaaray magaalladda Xudeydah, si ay u xoojiyaan Ciiddanka Dowladda Yemeen ee ku sugan Xudeydah.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories