HomeCaalamkaAl-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ku sugnaayeen Booliska Kenya

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ku sugnaayeen Booliska Kenya

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Dagaalayahano hubeysan oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa weeraray saldhig Ciidamo kabtirsan kuwa booliska kenya ku leeyihiin deegaanka Hamey ee hoostagta Waaxda liboi ee Gobolka Waqooyi Bari Dagaal yahanada ayaa la sheegay in weerarkaan oo Dhacay Saqdii Dhexe ee Xalay ay Qoryaha Daran Dooriga u Dhaca La Bartilmaameed Sadeen Saldhig ay Degaankaasi […]

- Advertisement -

Dagaalayahano hubeysan oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa weeraray saldhig Ciidamo kabtirsan kuwa booliska kenya ku leeyihiin deegaanka Hamey ee hoostagta Waaxda liboi ee Gobolka Waqooyi Bari

Dagaal yahanada ayaa la sheegay in weerarkaan oo Dhacay Saqdii Dhexe ee Xalay ay Qoryaha Daran Dooriga u Dhaca La Bartilmaameed Sadeen Saldhig ay Degaankaasi Kaga Sugnaayeen Ciidamada booliska Kenya.

- Advertisement -
Weli lama shaacin khasaaraha guud ee kabdhashay weerarkaaas,waxana wararka aan heleyno ay sheegayaan in ay ku waxyeeloobeen askar ka tirsan booliiska kenya oo ku sugnaa deegaanka la weeraray.

Warbaahinta Dowladda Kenya oo soo xiganeysay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska kenya ayaa waxa ay sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan halka ay kasoo weerar tageen Al-Shabaab.

Latest stories