HomeCaalamkaSawirro:-Gabadha Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Astaan Jacayl jirkeeda ku asteysay(LAYAAB)

Sawirro:-Gabadha Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Astaan Jacayl jirkeeda ku asteysay(LAYAAB)

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

  Ngina Uhuru Kenyatta ayaa la ogaaday inay ku dhex jirto Badda Jacaylka, waxaana loo sheegay inaysan la baqanin inay dareenkeeda soo bandhigto. Waxay gacanteeda midig ku xaradhay Tattoo o ay ku muujisay dareenkeeda, sida lagu soo daabacay Shabakadda www.sde.co.ke Waxay ku qortay “In God’s Hand”, taasi oo micno ka bixinaya  in Jacaylkeeda 1-aad haatan […]

- Advertisement -

 

Ngina Uhuru Kenyatta ayaa la ogaaday inay ku dhex jirto Badda Jacaylka, waxaana loo sheegay inaysan la baqanin inay dareenkeeda soo bandhigto.

- Advertisement -

Waxay gacanteeda midig ku xaradhay Tattoo o ay ku muujisay dareenkeeda, sida lagu soo daabacay Shabakadda www.sde.co.ke

Waxay ku qortay “In God’s Hand”, taasi oo micno ka bixinaya  in Jacaylkeeda 1-aad haatan yahay Ilaah, waa sida hadalka loo dhigay.

Qoraalladda ay dadka qaarkooda jirkooda ku xardhaan ee loo yaaqaano Tatto ayaana fasir ka bixiyey inay gabadha Madaxweyne Uhuru Kenyatta dareen jacayl uu haleelay, inkastoo aysan weli daaha ka rogin Inanka ay is-calmadeen amaba haddii si kale loo dhaho ay Jacaylka Daran u qaaday.

- Advertisement -

Mar ay Ngina Uhuru Kenyatta kala qeyb galaysay Hooyadeeda Orodka Marathon”-ka ee The Lewa Marathon oo si xor ah ugu dhexda ugu jirta Taageerayaasheeda.

Ngina Uhuru Kenyatta lagu yaqiinay inay Qoyskeeda la aado Kaniiadda, iyadoo Tattoo-ga gacanteeda ku sawiran tahay calaamadda waxa ay rumeysan tahay iyo in Rabitaanka Rabbi kow ka yahay nolosheeda, waa sida lagu qoray shabakadda sed.co.ke.

Latest stories