HomeCaalamkaMagaca Askarigii Maraykanka ee lagu dilay dalka Afganistan oo la shaaciyey.

Magaca Askarigii Maraykanka ee lagu dilay dalka Afganistan oo la shaaciyey.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay shaacisay magaca Askarigii Maraykanka ee dhawaan lagu dilay toogasho ka dhacday Afganistan. Askarigaasi oo la oran jirey  Dable Joseph Maciel waxaa maalintii Sabtida lagu toogtay  Degmadda Tarin Kowt  oo ka tirsan Gobalka Uruzgan ee dalka Afganistan, Qoraalka ka soo baxay Waaxda Difaaca Maraykanka waxaa lagu sheegay in Askari […]

- Advertisement -

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay shaacisay magaca Askarigii Maraykanka ee dhawaan lagu dilay toogasho ka dhacday Afganistan.

Askarigaasi oo la oran jirey  Dable Joseph Maciel waxaa maalintii Sabtida lagu toogtay  Degmadda Tarin Kowt  oo ka tirsan Gobalka Uruzgan ee dalka Afganistan,

- Advertisement -

Qoraalka ka soo baxay Waaxda Difaaca Maraykanka waxaa lagu sheegay in Askari ka tirsan kuwa Dowladda Afganistan ka dambeeyey Toogashada Askariga Maraykanka oo u geeriyodoay dhaawacii soo gaaray.

Waaxda Difaaca Maraykanka waxay kaloo sheegtay inay baaritaan ku hayaan qaabka uu u dhacay dilkaasi.

Si kastaba ha ahaatee, waa Askarigii 3-aad oo Maraykan ah oo sannadkan lagu dilo gudaha dalka Afganistan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories