HomeCaalamkaDowladaha Ethiopia iyo Eritrea oo si wadajir ah u horumarinaya Dekeddaha Eritrea.

Dowladaha Ethiopia iyo Eritrea oo si wadajir ah u horumarinaya Dekeddaha Eritrea.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dowladood waxay isku raaceen inay ka wada shaqeeyaan Casriyeynta Dekeddaha Eritrea ee kaabiga ku haya Badda Cas. Idaacadda Dowladda Ethiopia ee E.B.C. ayaa maanta shaacisay Heshiiskaasi, oo yimid hal maalin kadib, markii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea, Issias Efewerki kualan ku yeesheen magaalladda Asmara, kuna heshiiyeen in dib loo soo celiyo Xiriirka […]

- Advertisement -

Dowladood waxay isku raaceen inay ka wada shaqeeyaan Casriyeynta Dekeddaha Eritrea ee kaabiga ku haya Badda Cas.

Idaacadda Dowladda Ethiopia ee E.B.C. ayaa maanta shaacisay Heshiiskaasi, oo yimid hal maalin kadib, markii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea, Issias Efewerki kualan ku yeesheen magaalladda Asmara, kuna heshiiyeen in dib loo soo celiyo Xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada waddan oo go’naa 25-kii sanno ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Idaacadda Dowladda Ethiopia waxay sheegtay in Labada Hoggaamiye kulankooda ku heshiiyeen soo-celinta Xiriirka, in dib loo bilaabo Duullimaadka Diyaaradaha ee Labada Waddan iyo inay si wadajir ah u horumariyaan Dekedaha Eritrea.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories