HomeCaalamkaSawirro:-Dowladda Belgiumka oo ka qeyb qaadaneysa qalabeynta Ciidanka Booliska Soomaaliya

Sawirro:-Dowladda Belgiumka oo ka qeyb qaadaneysa qalabeynta Ciidanka Booliska Soomaaliya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kadiye, ayaa maanta  kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium oo lagu kala magacaabo Micheal iyo Alfonso, kuwaasi oo magaaladda Muqdisho soo gaaray. Kulankaasi, ayaa sidoo kale waxaa goob joog ahaa Madaxa […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kadiye, ayaa maanta  kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium oo lagu kala magacaabo Micheal iyo Alfonso, kuwaasi oo magaaladda Muqdisho soo gaaray.

Kulankaasi, ayaa sidoo kale waxaa goob joog ahaa Madaxa Howlgalka EUCAP Ms Maria Cristina Stepanescu iyo Saraakiil kale, waxaana ay kawada hadleen Qodobo dhowr ah oo arrimaha Soomaaliya Quseeya.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska, ayaa Masuuliyiinta ka socda Dalwadda Belgium waxay kawada hadleen Horumarinta Mashaariicda dib loogu dhisayo Ciidanka Booliska, dhismaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Qodobo kale.

Dalwadda Belgium, ayaa ballan qaaday in kaalin weyn ay ka qaadan doonto horumarinta, dhismaha iyo Qalabeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, si ay u noqdaan kuwa isku filan oo ku guuleysta in ammaanka dalka gacanta ay ku dhigaan.

Latest stories