HomeCaalamkaAskar Maraykan oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Afganistan.

Askar Maraykan oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Afganistan.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Hadal ka soo baxay Ciiddamadda Isbahaysiga NATO ee ku sugan dalkaasi ayaa lagu sheegay in la dilay Askari Maraykan ah, halka 2 kalena kalena lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday Koonfurta dalka Afganistan. Toogashadda ayaa la sheEgay inuu geystay Askari ka tirsan kuwa Dowladda dalkaasi oo ay Ciiddanka Maraykanka wada hawl-galaan, mana kala cadda waxa sababay […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddamadda Isbahaysiga NATO ee ku sugan dalkaasi ayaa lagu sheegay in la dilay Askari Maraykan ah, halka 2 kalena kalena lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday Koonfurta dalka Afganistan.

Toogashadda ayaa la sheEgay inuu geystay Askari ka tirsan kuwa Dowladda dalkaasi oo ay Ciiddanka Maraykanka wada hawl-galaan, mana kala cadda waxa sababay Toogashadaasi oo ah tii ugu horreysay ee sannadkan oo Askar Maraykan ah lagu dilo gudaha Afganistan.

- Advertisement -

Isbahaysiga NATO wxa faahfaahin ah kama bixinin halka ay ka dhacday Toogashadaasi, balse, Sarkaal Bolis ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AFP inay Toogashadu ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Caasimad-gobaleedka URUZGAAN ee TARINKOT.

Dhinaca kale, ku-dhawaad 14,000 oo Askar Maraykan ah ayaa ku sugan dalkaasi, kuwaasi oo tababar siiya Ciiddanka Dowladda Afganistan iyo taageero dhinaca Loojistikadda oo ay siiyaan  Isbahaysiga NATO o oay Dowladda Mraaykanka xubin muhiim ka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories