HomeCaalamkaSawirro:-Kalluumeysato Soomaali la la’aa oo laga helay Xeebaha dalka Sri Lanka

Sawirro:-Kalluumeysato Soomaali la la’aa oo laga helay Xeebaha dalka Sri Lanka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Badda ee dalka Sri Lanka ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 3 Kalluumeysato Soomaali ah oo Doonidii ay ku safrayeen ku go’doontay meel ka baxsan Badda Fog ee Xeebta Koonfureed ee dalkaasi. Shabakadda Wararka ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Sri Lanka oo soo bandhigtay Sawiradda Kalluumeystadaasi ayaa qortay in Markabka Dagaalka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Badda ee dalka Sri Lanka ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 3 Kalluumeysato Soomaali ah oo Doonidii ay ku safrayeen ku go’doontay meel ka baxsan Badda Fog ee Xeebta Koonfureed ee dalkaasi.

Shabakadda Wararka ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Sri Lanka oo soo bandhigtay Sawiradda Kalluumeystadaasi ayaa qortay in Markabka Dagaalka Sri lanka ee SLNS NANDIMITHRA ka soo badbaadiyey Kalluumeystadaasi Fiidnimadii Arbacadda ee la soo dhaafay meel 115 nautical miles ka baxsan  Xeebta Degmadda Galle Lighthouse ee Koonfurta Sri Lanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kalluumeystada ayaa loo gudbiyey Saldhigga Boliska ee magaalladda Galle Lighthouse, kadib, markii loo fidiyey daryeel caafimaad.

Si kastaba ha ahaatee, ma kala cadda halka ay Kalluumeystada asal ahaan ah ka shiraacdeen iyo qaabka habowga leh ee ay ku gaareen Xeebaha dalka Sri Lanka.

Latest stories