HomeCaalamkaSawirro:-Askari ka tirsan AMISOM iyo rag ay walaalo yihiin oo isku mar...

Sawirro:-Askari ka tirsan AMISOM iyo rag ay walaalo yihiin oo isku mar xaasas wada guursaday

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

4 nin oo Walaalo ah ayaa isku raacay inay Hooyadood haddiyad u siiyaan inay afartooda hal mar wada dhigtaan Xaflad Wadareed marka ay guursanayaan. Bishii la soo dhaafay ee June 23-da ayeyna wada dhigeen Munaasabadda Arooskooda. Richard Oloka oo ka mid ah Boliska Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaana ku faraxsanaa inay walaalihiisa […]

- Advertisement -

4 nin oo Walaalo ah ayaa isku raacay inay Hooyadood haddiyad u siiyaan inay afartooda hal mar wada dhigtaan Xaflad Wadareed marka ay guursanayaan.

Bishii la soo dhaafay ee June 23-da ayeyna wada dhigeen Munaasabadda Arooskooda.

- Advertisement -

Richard Oloka oo ka mid ah Boliska Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaana ku faraxsanaa inay walaalihiisa ka waa weyn hal mar wada yegleelaan Qoysas, maadaama ay Hooyadooda ku soo daashay Koriinkooda, tan iyo markii uu Aabahooda geeriyooday bishii May 12-dii ee sannadkii 1989-kii.

Afarta Walaalaha ee halka mar wada yeeshay qoysaska waxaa magacyadooda iyo xaasaska ay guursadeen lagu kala magacaabaa:

1-     Stephen Wandera, 48-jir oo guursaday Maureen Asinde.

- Advertisement -

2-      Silver Ofwono oo 44-jir ah oo guursaday  Teresa Abot.

3-       Peter Owora oo 37-jir ah waxa u uguursaday Grace Achieng .

4-      Richard Oloka oo 24-jir ah waxa uu guursaday Rose Awuma

Mamaadda  Waxay ku faraxday arrintaasi iyo inay wiilasheeda hal mar wada guursaaan.

Latest stories